
To help keep our community authentic, we're showing information about accounts on Linktree.
Anigu waxaan ahay Liibaan Ducaale, Multimedia Specialist si dhab ah ugu heellan hal-abuurka, muuqaalada, iyo naqshadaynta farsamada casriga ah. Waxaan ku takhasusay Xirfadaha • Video Editing, • Graphic Design, • Motion Graphics, • Videography, iyo • Photography, anigoo leh khibrad ka badan 4years oo aan ku soo maray abuuristanuxur muuqaal ah oo saameyn leh.